DALXIISAYAASHA

BARO DALKAAGA, OO KU DALXIIS DEEGAANNO CUSUB

XAFLADAHA

DALBO OO HALAGUUU DUUBO DOOQAAGA

DOCUMENTARIES

KU SOO BANDHIG WAXQABAD KAAGA MUQAAL TAYO SARE LEH

XAYEESIIMAHA

KU QANCI MACMIILKAAGA  MUUQAAL TAYO WANAAGSAN

Make Better Your Filmis Right Now!

ABOUT US

Sooyaal inc - Better Filming

Shirkadda Sooyaal INC, waxaa asaasay aqoon yahanno Soomaaliyeed oo ku taqasusay khibrad dheeraad ahna u leh habka duubista, naqshadeynta iyo diyaarinta muuqaallada iyo sawirrada.

Waxaa la asaasay shirkadda Sooyaal inc, markii aan aragnay baahida loo qabo in dadku helaan goob ay si’ xor ah uga codsan karaan inay u duubaan wax qabadkooda, si’ farsamo sare leh oo qiimo jaban.

Waxaan kuu heynaa adeegyo kala duwan dalbo oo ka ciyaar dooqaaga.

Our Mission

Sooyaal INC, waxaa ka go’an in macaamiisheeda ay u sameyso adeeg tayo sare leh oo ay ku qancaan, hadii aad u baahan tahay muuqaal waxaad heleysaa HD iyo 4K leh tayadii ugu wanaagsaneyd ee muuqaal.

Macaamiisheena waxaan u heynaa qiimo jaban iyo xirfad la jaan qaadeysa casriga.

Na soo codso aan ku qancinnee..

Our Vision

Sooyaal INC, waa shirkad han keedu yahay in quruxda Somalia loo soo bandhigo dunida, qof kastoo adeegeenna soo codsado hubanti waan ka haqab tirnaa inuu dareemo baahi muuqaal duubis iyo tayaba.

Waxaan isticmaalnaa maskaxdeena si’ aan aqoonteena ugu soo bandhigno dunida, waana sababta hadafkeenu u yahay soo bandhigga muuqaal ka wanaagsan kuwii hore.

CONTACT US

OUR CONTACT DETAILS

+252615644165
+252625644165
info@sooyaalinc.com
sooyaalinc@gmail.com
Makkah Al Mukaramah Avenue,
Waberi District, Mogadishu-Somalia